Somalia oo ka qeyb galaysa Shirka Midowga Baarlamanada dunida (Daawo Sawirro)

Shirka 140aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka ayaa ka socda magaalada Doxa ee dalka Qatar. Waxaa shirkaas ka qeyb galaya wufuud ka kala socota baarlamanada dalalka caalamka intooda badan. Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Somalia uga qayb galaya. … Continue reading Somalia oo ka qeyb galaysa Shirka Midowga Baarlamanada dunida (Daawo Sawirro)